“Waxaanu balan ku qaadaynaa Garoowe in aad ka qaxdaan haddii aad joojin waydaan colaadda”…...

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye oo ku magac dheer (Nac nac), ayaa sheegay in Puntland ay ka qoomamoon doonto haddii ay joojin...

Puntland Oo Ku Gacan Saydhay Nabaddii Uu Madaxweynaha Somaliland Ku Baaqay

0
Garoowe (Hargeisa Press.com): Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa mar kale ku hanjabay in aanay marnaba wax nabadda qaadanaynin ilaa inta ciidamadda Somaliland ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadda Ciidul-fidriga kala qayb-galay Shacabka Caasimadda Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidriga oo ku beegan maanta oo ay...

Borama Iyo Deegaanada Hoos Yimada Gobolka Awdal Oo Siweyn Looga Ciiday

0
Borama (HargeisaPress) - Magalooyinka Borama Iyo Deegaanada Hoos Yimada Gobolka Awdal ayaa siweyn looga Ciiday Munaasibada Ciidal Fidriga. https://www.youtube.com/watch?v=BgHoaeSeIoI&feature=youtu.be

Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar) Oo U Sharaxan...

0
BURCO —Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Aqoonyahan C/qaadir Jaamac Ismaaciil (Dacar)  oo horaantii 2016 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax...

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo ah U Diray Ummada Islaamka ah

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland ayaa hambalyo u diray guud ahaanba dadka reer Somaliland meel kastoo ay joogaan iyo guud ahaanba ummada islaamka ah...

Somaliland Oo Sagootiday Maxaabiistii Puntland Lagaga Qabtay Dagaalkii Tuka-raq_Sawirro

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Madaarka Cigaal International Airport ee Hargeysa kusoo dhaweeyey saddex askari oo kamida Ciidamada Qaranka Somaliland oo...

Xafladda Affurka ee Aqoonyahanka Somaliland ee Hindiya wax kusoo bartay. + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) - Jawigu wuu ka duwanaa Ramadaantii hore,Asxaabtani waxaa ka muuqata isu soo hilow cusub waxaana sabab u ahaa Siyaasada Dalka oo ay...

Puntland Oo Xabsiyadda Ka Sii Daysay 121 Maxbuus

0
Garoowe (Hargeisa Press.com): Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa xabsiyadda ka sii daayay 121 maxbuus oo ku kala xidhnaa afar xabsi oo ku kala...

Gobolka Saaxil Wuxuu U Baahan Yahay Hogaamiyihii Hagi Lahaa

0
Berbera (Hargeisa Press.com): Eng. Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi, oo ka mida aqoon yahanadda reer Somaliland, isla markaana muddo aad u dheer shaqooyin kala duwan...