Sool: Wasiir Ku-Xigeenka Gaadiidka Oo Soo Kormeeray Wadooyin Dayactir Lagu Samaynayo

0
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo jidadka Somaliland ayaa maanta kormeeray wadooyin ku yaalla gobolka Sool kuwaasoo qaarkood ay wasaaradu hawlo dayactir...

β€œHadalkii madaxweynaha Puntland wuxuu ahaa dhagar qarsoon iyo”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka Cadaaladda Somaliland ayaa mid dhagar qarsoon ahaa ku tilmaamay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Puntland ee ahaa in uu...

Tababar Ku Saabsan Tahriibka Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland ayaa maanta tababar u soo xidhay qaybo ka tirsan laamaha ammaanka iyo hay'addaha dawladda qaarkood. Tababarkaasi...

Somaliland: Gudoomiyaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Doorashooyinka

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimaadda doorashooyinka Wakiilada iyo goleyaasha degaanka ee...

Wasaaradda Gaadiidka Somaliland Oo Awaamiir Cusub Ku Soo Rogtay Baabuurta

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda gaadiidka iyo Jidadka Somaliland ayaa shaacisay in ay dalka keenayso qalabka lagu yareeyo xawaaraha ay gawaadhidu ku socdaan si looga...

Mudaharaad Rebshado Watay Oo Ilaa Gabal-dhicii Ka Socday Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Wararka naga soo naga soo gaadhaya magaaladda Laascaanood ayaa sheegaya in maanta ay mudaharaadyo rebshaddo watay ka dhaceen magaaladaasi, kaasoo socday...

Wakiiladda Koonteenarradda Berbera Oo Maanta Shaqo Joojin Sameeyay

0
β€œTallaabadda wakiiladda Koonteenarradu waa fawdo ay ku doonayaan in ay ku xalaashadaan lacagaha sharci darradda ah ee ay ka qaadi jireen ganacsatadda yar yar”......

Qaxootiga Suuriya ee Turkiga ku sugan oo wakhti kama dambays ah loo qabtay si...

0
ISTANBUL -Kumannaan ruux oo qaxootiga Suuriya ah ayaa haysta tan iyo Talaadada si ay uga baxaan magaalada Istanbul haddii kalana waa laga tarxiili doonaa...

Somaliland: G/Komishanka Xuquuqda Aadanaha Oo Ka Warbixiyay Waxyaabihii U Qabsoomay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Komishanka Xuquuqda Aadamaha Qaranka Somaliland, ayaa ka war bixiyay hawlaha shaqo ee ay qaranka u qaabilsan yihiin iyo waxyaabihii muddooyinkii u...

Somaliland: Bilawga Dayac-tir Dib Loogu Dhisayo Waddada u Dhexaysa Degaannada Adhi-caddeeye iyo Tuulo Samo-kaab...

0
Hargeysa (HargeisaPress )-Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo kaashanaysa Shirkadda Axmed Suudi Construction Company, ayaa bilawday dayac-tirka jidka u dhexeeya degaannada Adhi-caddeeye iyo...