Toos: Xuska Munaasibada 33 Guurada 18 MAY

0
2634

Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta si weyn looga xusayaa dalka Somaliland iyo guud ahaan dalalka Dibaada, sannad-guurada 33aad ee Maalinta Xoriyada Somaliland ee 18 May oo sannad walba laga xuso dalka.

Munaasibado lagu xusayo munaasibada 18 May, oo maanta ku beegan, ayaa si weyn uga socda gobolada dalka Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa.

Waxaana munaasibadan ka qayb galaya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, Golehiisa wasiirada, Xildhibaanada labada gole, masuuliyiin ka socda xisbiyada mucaaridka, weftiyo kala duwan oo ka socda wadamada caalamka iyo dalalka aynu jaarka nahay.

Hadaba halkan hoose si toos ah uga daawo xuska munaasibada 18 May 2024.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here