Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Ingiriiska Theresa May oo ku Dhawaaqday Wasiirro Muhiim ah

0
London, (HargeisaPress) —Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Britain Theresa May oo shalay oo Arbaco ah la wareegtay xafiiska, ayaa durbaba ku dhawaaqday golle Wasiirro...

Faallo Siyaasadeed: JAHAWAREERKA SIYAASADDA HOGGAAMINEED EE XISBIGA UCID W/Q: Siyaasi Maxamed Maarshaal

0
Bahasha carsaanyadda la yidhaa, way caggo baddan tahay, afarta jihana way u socotaa, lama garto dhinacay u dhaqaaqi doonto, Waxaa  xaalkiisu sidaa ka dhigan...

Gabiley: Hirdanka Masuuliyiinta Xukuumadda Dhexe Maamulka Degmooyinka iyo Duqeyda Oo Saameyn Ku Yeeshay Hanaankii...

0
Gabiley,(HargeisaPress)-Maalmihii u dambeeyay khilaaf culus, oo buuq iyo rabshaddo abuurey ayaa ka taagnaa Guud ahaanba Gobolka Gabiley, gaar ahaana Degmada Tog-Wajaale kadib markii sitoos...

Maamulka Dekeda Berbera Oo Amaro Culus Dul Dhigay Maraakiibta Iyo Doonyaha Ka Yimaada Dalka...

0
Berbera,(HargeisaPress)—Qoraal Amar Ah Oo Kasoo Baxay Maamulka Dekeda Berbera ayaa Awaamiir culus lagu faray Wakiilada  Maraakiibta iyo doonyaha Kusoo Xidha Dekeda Berbera. Sidoo kale Qoraalka...

Dowladda Taiwan oo Somaliland Ku Wareejisay $550,000 oo Dollar

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladda Taiwan oo ka soo jawaabtay baaqi uu madaxweynaha Somaliland caalamka kaga codsaday dhaqaale dib loogu dhiso suuqa Waaheen, ayaa...

Faysal Cali Waraabe oo Kulan Deg-Dega Ka Dalbaday Madaxweyne Biixi

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii ka dhacay deegaanka Buq-dharkayn ee...

Somaliland: Hanti Dhawrka Guud oo albaabada u laabay xafiisyada Dawlada Hoose ee Hargeysa iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Saraakiil ka socda Hanti dhawrka guud ee qaranka Somaliland ayaa galabta baadhis ka bilaabay xarunta dawlada hoose ee Hargeysa. Sidoo kale Hanti Dhawrka...

Shirkadda DP World Oo Sheegtay Inay 20% Kordhisay Dhaqdhaqaaqa Dekedda Berbera

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkadda DP world ee la wareegtay maamulka dekedda Berbera, ayaa sheegta in dhaqdhaqaaqa dekedda Berbera uu kordhay 20%, marka la garab...

Marxuum Ay Xukuumadda Somaliland Sheegtay Inuu U Dhintay Coronavirus oo La Beeniyay

0
Boorama (Hargeisa Press)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa dhawaan sheegtay in qofkii ugu horreeyay uu u geeriyooday xanuunka Coronavirus, balse waxaa arintaasi beeniyay qoyska marxuumkaasi...

Muhaajiriin Soomaali Ah oo Lagu La’yahay Xeebaha Giriigga

0
Athens (Hargeisa Press) – Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga, ayaa baadigoobaya ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha...