Somaliland: Hanti Dhawrka Guud oo albaabada u laabay xafiisyada Dawlada Hoose ee Hargeysa iyo baadhis ay ka bilaabeen

0
1247

Hargeysa, (HargeisaPress) —Saraakiil ka socda Hanti dhawrka guud ee qaranka Somaliland ayaa galabta baadhis ka bilaabay xarunta dawlada hoose ee Hargeysa.

Sidoo kale Hanti Dhawrka guud ee qaranka ayaa waxa kale oo ay albaabada u laabeen badi dhamaan xafiisyada dakhli ururinta iyo xafiisyadii kale ee ay ka hawl gali jireen masuuliyiinta dowlada hoose oo ay ku jiraan Xafiiskii Maayarka, Ku xigeenka iyo Xoghayaha.

Halkan hoose ka daawo Warkan oo Muuqaal ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here