Togdheer: Xanuun Laga Soo Sheegay Degmadda Bali-dhiig

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay xanuun Xumad leh oo maalmahan laga soo sheegayay degmadda Bali-dhiig ee gobolka Togdheer. Xaunuunkaasi ayaa la sheegay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Kulan Xog-warran ah la yeeshay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo isagoo ka duulaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ee ah inuu la xisaabtamo masuuliyiinta uu u magacaabo...

Waxgarad Iyo Madax-dhaqameed Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka Noqoto Go’aankii Ay Kasoo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madax-dhaqameed iyo waxgarad maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka noqoto go’aankii ay kasoo saartay adeegyada...

Badhasaabka Sool Oo Sheegay In Gobalkaas Uu Horumar Baaxad Lihi Ka Bilaabmay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), ayaa wuxuu ka xog waramay xaalada guud ee Gobolka Sool, waxaanu sheegay in horumar...

“Haddii ururadda la furi waayo waa in aynaan codkeena bixinin”…

0
Boorama (Hargeisa Press): Siyaasi C/laahi Ibraahim Habane (Clhaai-dheere), ayaa si weyn u dhaliilay gebi ahaanba hanaanka dawladnimadda ee Somaliland iyo  nidaamka loo marrro samaynta...

GABILEY: Gaadhi Booyad Ah Oo Arday Ku Jiidhay Gudaha Degmada Arabsiyo +Tirada Ardayda Iyo...

0
Gabiley,(HargeisaPress) —Warar naga soo gaadhaya magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley ayaa waxay sheegayaan in saaka uu gaadhi nooca loo yaqaano Booyadaha ee biyaha dhaamiyaa...

Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Lagu Qabtay Dawlad Deegaanka Soomaalida (SAWIRRO)

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Ciidamada amaanka ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay Gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Gaadhigan ayaa waxaa ay Ciidamada amaanka...

Wasaaradda Degaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Libaaxyo Sharci Darro Loo Dhoofinayay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda degaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa hawl gal ay todobaadkan ka fuliyeen degmadda Allaybaday ee gobolka Gabiley in ay...

Agaasimihii Guud ee wasaaradda Warfaafinta Ee Musuq-maasuqa loo xidhay oo la Siidaayay+Sababta

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Agaasimihii Guud ee wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wayci-galinta somaliland Cismaan Xuseen Warsame ee shalay ciidamada amaanka somaliland Hawlo musuq-maasuq loogu xidhay Xarunta Dambi Baadhista...

War Deg Deg ah: Xukuumadda Siilaanyo Oo Weerar Culus Ku Qaadey Agoontii Gudoomiyihii Hore...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Laba Baabuur oo ay ku gaashaaman yuhiin Ciidamada Ladagaalanka Argagixisada ee RRU ayaa weerar lama filaan ah ku qaadey Xaaska Gudoomiyihii hore...