DHAGAYSO: Cod Sir Ah oo Laga Duubay Cabdirashiid Riyo-raac

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Cabdirashiid Riyo-raac oo ah guddoomiyaha cusub ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland ee lagu muransan yahay, ayaa waxaa laga duubay cod sir...

Daawo: Wasiirka wasarada arimaha dibada Oo Sheegay Inuu Dacwada Ay Somaliland Ku Rabto Inay...

0
Addis-Ababa, (HargeisaPress) — Wasiirka  wasarada arimaha dibada Somaliland Dr: sacad cali shire  oo maanta shir jaraaid ku qabta magaalada Addis ababa ee xarunta midowga...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Fidriga

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta islaamka, gaar ahaanna bulshada reer Somaliland ugu hambalyeeyey...

Madaxweyne Biixi oo Xadhigga Ka Jaray Shaybaadhka Hubinta-tayada Cuntada iyo Daawada

0
Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somailand, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray shaybaadhka casriga ah ee hubinta tayada cuntada, daawada iyo agabka la...
Xaashi-Cumar-oo-qarax

Nin 16 Sano Ku Xidhnaa Talyaaniga oo Lagu Dilay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qarax ka dhacay degmada Dharkaynlay duhurkii maanta uu ku geeriyooday Xaashi Cumar...

Gobolka Geeska Afrika oo U Muuqda Inuu Dagaal Qabow Ka Socdo iyo Dareen La’aanta...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Gobolka Geeska Afrika ayaa u muuqda inuu ka bilaabmay wax u eeg Dagaal qabow, ka dib dagaalkii ay Itoobiya ku...

Hay’adda UNHCR oo Ammaantay in Bulshooyinka Qaxootiga Yemen Loogu soo Dhaweeyey Dalka Somaliland

0
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo kulan la qaatay weftiga ka socda Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNCHR Hargeysa,(HargeisaPress)—Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga...

DAAWO: Muuse Biixi iyo Mustafe Cagjar oo Dhagax-dhigay Mashruuc ay ku baxayso $111 Milyan

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynayaasha  Somaliland  iyo dawlad degaanka Soomaalida dalka Itoobiya, Muuse Biixi Cabdi iyo Mustafe Muxumed Cagjar, ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca waddo isku xidhaysa...

Somaliland oo Dib U Celisay Markab Xadhig Isgaadhsiineed Ka Soo Jiiday Jabuuti

0
Saylac (Hargeisa Press)- Ciidanka Illaalada Xeebaha Somaliland, ayaa howlgal socday in ka badan 48 saacadood oo ay ka sameeyeen Xeebaha galbeedka iyo Waqooyiga kaga...

Dastuurka Somaliland: Eedaynta iyo Maamuus-ka-xayuubinta Madaxweynaha, Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Wasiirrada

0
Hargeysa,(HargisaPress) —Golaha Wakiillada (House of Congress) dalka Maraykanka, ayaa u coddeeyey maamuus-ka-xayuubinta (impeachment) Madaxweynaha dalka Maraykanka Mr. Donald Trump, kadib markii ay ku heleen...