Xildhibaan Guuleed Caydaruus Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Fadhiga Wada Jirka Ee Baarlamaanka

0
Muqdisho (HP): Xildhibaan Guuleed Caydaruus Cige, oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay shuruucda arrimaha doorashooyinka oo loo...

Guddoomiyaha Sool oo Baaq U Diray Wasaarradaha Xukuumadda

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe ayaa ka warbixiyay xaaladaha nabadgeliyadda iyo horumarka wakhtigan ee uu gobolku ku sugan yahay. Waxaanu sheegay in...

Badhasaabka Maroodijeex oo Faah-faahiyay Warqad Muran Dhalisay

0
Hargaysa (HP): Badhasaabka gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyay waraaq uu amar ku siinayay hudheeladda Hargaysa oo muran badan dhalisay. Badhasaabka ayaa...

DEG DEG: Ciidamo Hubaysan oo Ka Tirsan Puntland oo Xoog Kula Baxay Maxaabiis

0
Gaalkacyo (Hargeisa Press)- Ciidamo hubaysan oo ka tirsan kuwa Daraawiishta maamul goboleedka Puntland ayaa weeraray maxkamad ku taala waqooyiga magaalada Gaalkacyo, iyagoo halkaasi xoog...

Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Xukunkii Hitler Ku Tilmaamay Xukuumadda Biixi

0
Hargaysa (HP): Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa dhaliilo culus u jeediyay xukuumadda madaxweyne Biixi oo uu ku tilmaamay in ay...

Magacyada Soomaalidii Ku Dhintay Dabkii Ka Kacay Minneapolis oo La Shaaciyay

0
Minneapolis (Hargeisa Press)- Saacaddu markii ay ahayd 4:45 subaxnimo ayaa dab xooggan ka dhashay dhisme ku yaala xaafadda ay Soomaalidu u taqaano Muqdishadii Yaereyd...

Fanaanada Farxiya Kabayare oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalidu degto iyo caalamkaba ayaa maanta si diirsn loogu...

Dawladda Soomaaliya oo Joojisay Qaadashada iyo Qorista Shaqaale Cusub

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Qoraalka ka soo baxay Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargeliyey Hay’adaha kala duwan ee Dowladda in ayna qori...

Badhasaabka Maroodijeex Oo Amar Ku Soo Rogay Hudheeladda Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Badhasaabka gobolka Maroodijeex ayaa soo saaray amar lagu farayo mulkiileyaasha hudhaaladda Hargaysa in aan hudheeladoodda lagu qaban karin xaflado ama shirar aan...

Maayarka Laascaanood Oo u Mahad Celiyay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dhulka

0
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale, ayaa uga mahad celiyay wasaaradda hawlaha guud iyo dhulka ee Somaliland hawshii waddo banaynta ee ay...