Fanaanada Farxiya Kabayare oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

0
1251

Hargeisa (Hargeisa Press)- Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalidu degto iyo caalamkaba ayaa maanta si diirsn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeisa.

Waxaa Fanaanada Farxiya Kabayare Garoonka Diyaarada Hargeisa si balaadhan ugu soo dhaweeyay Fanaaniin, Abwaano, Dhalinyaro, Haween iyo dadweyne aad u tiro badan.

Hoos ka daawo muuqaalka soo dhawaynta Fanaanada.

Hargeisa Press Desk/ Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here