Somaliland oo Xabsiga Ka Sii Daysay Masuuliyiintii Xisbiga Waddani

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay goor dhawayd xabsiga Madheera ka sii daysay masuuliyiintii Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo xidhnaa mudo...

Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Loo Xidhay Tababar ay Qaadanayeen Sanad iyo Badh

0
Berbera (Hargeisa Press): Qaar ka mida shaqaalaha dekeda Berbera ayaa loo soo xidhay tababar iyo aqoon-korodhsi u socday muddo sanad iyo badh ah. Waxaana munaasibad...

Golaha Amaanka oo Warbixin Ka Soo Saaray Xaalada Somalia

0
New York (Hargeisa Press)- Golaha Ammaanka QM oo warbixin kasoo saaray xaaladda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya ay ka...

Wasiirk Ku-Xigeenka Qorshaynta Oo Mucaaradka Ku Eedeeyay In Ay Nabadgeliyo Dalka Ka Abuurayaan

0
Hargaysa (HP): Wasiirka ku-xigeenka qorshaynta Somaliland Xuseen Ibraahim  Buuni, ayaa ku eedeeyay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani in uu dalka ka hurinayo nabadgeliyo darro. Waxaanu...

Fanaanka Maxamed BK oo Bristol Ku Noolaynaya Dhaqanka Soomaalida

0
Bristol (Hargeisa Press)- Fannaanka caanka ah ee Maxamed BK oo caalamka si weyn looga yaqaanno ayaa muusiga u adeegsanaya inuu dhalinyarada Soomaalida ah ee...

Dagaal Culus oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Ceerigaabo

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Warar hadda naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in deegaanka Waqa-dariya oo dhinac barri kaga beegan...

Masuuliyiintii Xisbiga Waddani Ee Xidhnaa oo Goordhow Xabsiga Laga Sii Daynayo

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Warar xogogaal ah oo ay helayso Shabakada Hargeisapress.com ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ay xukuumada Somaliland xabsiga ka sii...

Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Sagaal Qof oo U Dhashay Imaaraadka Carabta

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa saaka xabsiga dhigtay Sagaal nin oo u dhashay wadanka Imaaraadka Carabta. Raggan ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee...

Xildhibaan ka digay hadalada Qabyaalada ku Salaysan ee Madaxdhaqameedka iyo qaar ka mida Qurbojoogu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) -Guddoomiyaha Gudida Difaaca Sirdoonka iyo Amniga ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdikariim Aw Cali Shabeel ayaa ugu baaqay Xukuumadda in talLaabo sharciga waafaqsan...

Sharci-jebin: Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Lama Marin Dhaartii Saxda ahayd ee Xeerku Waajibiyey

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa si khaldan dhaar aan sax ahayn ugu...