Somaliland: Guddida Ka Diyaar Garawga Covid19 Oo Go’aamo Soo Saaray

0
Hargaysa (HP): Guddiga ka hor taga xanuunak Covid19 ee Somaliland ayaa maanta soo saaray go’aamo lagu joojinayo duulimaadyadda diyaaradaha ka yimaadda wadamadda qaarkood. Shir ay...

Maayarka Gabiley Oo Kaaraanti Lasoo Galiyay Markii La Ogaadey In Uu Dalka Keenay Wafti...

0
Gabiley,(HargeisaPress)- Gudida Ka Hortaga Xanuunka Crona-Virus Ee Heer QaranΒ  ayaa Kaaraanti Soo Galiyay Maayarka Degmada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi kadib markii la Ogaadey...

Sool: Badhasaabka Oo Bulshadda U Diray Baaq Ku Aadan Caabuqa Covid19

0
Laascaanood (HP): Iyadoo guud ahaanba xukuumadda Somaliland si weyn uga diyaar garawday xanuunka aduunka sida aadka ah ugu faafay ee Covid19 ayaa badhasaabka Sool...

Dawladda Djibouti Oo La Filayo In ay Bedesho Wakiilkeedda Somaliland

0
Hargeysa (HP): Xukuumadda Jamhuuriyada Djibouti ayaa la filayaa in ay dhawaan masuul cusub u soo magacowdo Xafiiska ay ku leedahay Jamhuuriyada Somaliland, kaasoo bedelaya...

Ardaydii Wax Ka Baranayay Jaamacadaha Itoobiya Oo Soo Gaadhay Tog-Wajaale

0
Tog-Wajaale (HP): Arday reer Somaliland ah oo wax ka baranayay jaamacadaha dalka Itoobiya oo ka soo laabtay ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Tog-Wajaale. Kadib markii...

Diidmadda Wakiiladda Ee Xubnaha Komishanka U Metalaya Mucaaradka?

0
Hargeysa (Dawan): Fadhi aan caadi ahayn oo maanta yeesheen mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland waxay ku diiday inay ansixiyaan labada xubnood ee xibiyada mucaaridka uΒ ...

Cirro iyo Faysal Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Madaxweyne Biixi

0
Hargaysa (HP): Hogaamiyeyaasha labadda xisbi mucaarad ee Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulankaasi oo...

Badhasaabka Togdheer Oo Baabuur Ku Wareejiyay Degmadda Qoryaale

0
Burco (HP): Badhasaabka gobolka Togdheer ayaa maanta baabuur weyn oo kuwa xamuulka ah ku wareejiyay maamulka degmadda Qoryaale, oo ka tirsan gobolkaasi. Baabuurkaasi oo noociisu...

U Jeedadda Kulan Dhex Maray Madaxweyne Biixi iyo Hogaanka Xisbiyadda

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyadda hogaamiyeyaasha labadda xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani. Kulankaasi oo saacado...

Mujaahid Daa,uud Kheyre Kaahin Oo Xanuun Kadis ahi Ku Haleelay Dalka Turkiga, Iyo Xaalad...

0
Hargeisa- Lataliyihii hore ee Madaxweyne Siilaanyo dhinaca Arimaha Siyaasada Siyaasi Daa,uud Kheyre Kaahin ayaa Xaalad Caafimaad oo Degdeg ahi kusoo Waajahdey dalkaasi TurkigaΒ  kadib...