Cirro iyo Faysal Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Madaxweyne Biixi

0
667

Hargaysa (HP): Hogaamiyeyaasha labadda xisbi mucaarad ee Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Kulankaasi oo saacado badan qaatay ayaa saddexda dhinac waxay kaga hadleen qodobo ka mida xaaladaha dalka ka taagan iyo kuwa caalamkaba sida xanuunka Corona Virus.

Kadib markii kulankaasi soo dhamaaday waxaa warbaahinta wada jir ula hadlay madaxweyne Biixi iyo guddoomiyeyaasha labadda xisbi mucaarad C/raxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe.

 

Daawo: Cirro iyo Faysal Oo Warbixiyay Waxyaabihii kulankaa lagaga Hadlay:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here