Marxuum Cisbitaalka Burco Ugu Geeriyooday Ogsajiin La’aan

0
Burco (Hargeisa Press)- Waxaa cisbitaalka weyn ee magaalada Burco Ogsajiin la'aan ugu geeriyooday Aabo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Buraale, sida ay sheegeen qoyska Aabahaasi. Cabdirashiid Cabdiraxmaan...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Farmaajo Uga Digay Qorshe Uu Ku Doonayo Mudo Kororsi

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah guddoomiyaha xisbiga Wadajir ee Soomaaliya ayaa ka digay isku day muddo kororsi oo uu sheegay...

Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland oo Aas Qaran Maanta Loogu Sameeyay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Alle ha u naxariiste waxaa Aas qaran maanta loogu sameeyay Xabaalaha Haleeya ee bariga Hargeysa Taliye ku xigeenkii Ciidamadda Asluubta ee...

Abwaan Yuusuf Shaacir oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dib U Hawl Geliyo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdilaahi (Yuusuf Shaacir) ayaa waxaa uu Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu dib u hawl geliyo ugana shaqaysiiyo gudiddii...

Wasiirkii Deegaanka Puntland oo U Geeriyooday Coronavirus

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiirka deegaanka iyo Beeraha iyo Isbedelka Cimilada ee maamul goboleedka Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa cudurka Covid-19 ugu geeriyooday...
Covid-19

Somaliland: Tirada Kiisaska Covid-19 oo 200 Kor U Dhaafay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Jamahuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in 35...

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadley Geerida Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal...

Puntland oo Ku Eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya Inay Colaad Ka Hurineyso Somaliland

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Deni, ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay ku lug leedahay falal sababi...
Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Somaliland oo Bogaadiyay Dowladda Eritrea

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u diray shacbiga iyo dawladda Eriterea. Madacweynaha ayaa dowladda...

Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland oo Caawa Ku Geeriyooday Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Taliye ku xigeenkii ciidanka Asluubta Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Cabdiraxmaan Fooxle taliye ku xigeenkii ciidanka Asluubta...