Madaxweynaha Somaliland oo Bogaadiyay Dowladda Eritrea

0
2094
Madaxweyne Biixi

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u diray shacbiga iyo dawladda Eriterea.

Madacweynaha ayaa dowladda Eritrea ku bogaadiyey xuska 29 guurada ka soo wareegtay maalintooda Qaranimada.

Waxaan uu Madaxweyne Biixi sheegay inuu dalkaas oo ay Somaliland walaalo yihiin u rajaynayo horumar iyo barwaaqo.

Madaxweynaha Somaliland ayaa dhanbaalkiisa uu u diray dalka Eritrea soo dhigay barta uu ku leeyahay  Twitterka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here