Abwaan Yuusuf Shaacir oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dib U Hawl Geliyo Gudidii Culimada

0
1926

Hargeisa (Hargeisa Press)- Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdilaahi (Yuusuf Shaacir) ayaa waxaa uu Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu dib u hawl geliyo ugana shaqaysiiyo gudiddii Culimada ahayd ee uu hore u magacaabay madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo.

Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa soo celinta Culimadaasi ku saleeyay si ay u yaraato khilaafka dhinaca Masaa’ilka Diinta ah.

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here