Marxuum Cisbitaalka Burco Ugu Geeriyooday Ogsajiin La’aan

0
3090

Burco (Hargeisa Press)- Waxaa cisbitaalka weyn ee magaalada Burco Ogsajiin la’aan ugu geeriyooday Aabo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Buraale, sida ay sheegeen qoyska Aabahaasi.

Cabdirashiid Cabdiraxmaan Buraale oo ah wiil uu dhalay marxuumkaasi cisbitaalka Burco ugu geeriyooday Ogsajiin la’aanta ayaa kawaramay geerida aabihii ayaa sheegay in Aabihii dayac ugu dhintay Cisbitaalka.

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here