Xildhibaanada Baarlamanka Somaliland oo La Isugu Yeedhay Fadhi Aan Caadi Ahayn

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada  Somaliland ayaa waxaa la isagu yeedhay inay ka soo xaadiraan Fadhi aan Caadi ahayn. Waxaa sidaasi sheegay war...

Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegtay In Aanay Raali Ka Noqonayn Natiijada Shirka Somaliland iyo...

0
Garoowe (Hargeisa Press) –Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay Shirka Somaliland iyo Soomaaliya uga socda Dalka Jabuuti. https://youtu.be/_JxDDAERdEM Madaxweynah maamulka Puntland...

Prof: Cabdi Ismaaciil Samater oo Falanqeeyay Kulankii Dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya

0
Washington (Hargeisa Press)- Prof: Cabdi Ismaaciil Samater oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida islamarkaana ka faalooda siyaasada Geeska Afrika iyo caalamaka ayaa waxaa uu...

Jilaa Bollywood-ka Hindiya Caan Ka Ahaa Sushant Singh Rajput oo Maydkiisa Laga Helay Gurigiisa

0
Mumbai (Hargeisa Press) – Jilaa caan ka ah Filimada Bollywoodka ee Hindida oo magaciisa la yidhaa Sushant Singh Rajput ayaa maydkiisa laga helay gurigiisa...

Maamulka Soomaaliya oo Ka Biyo Diiday War-murtiyeedkii Laga Soo Saaray Wadahadalkii Ay Dowlada Somaliland...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Maamulka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka biyo diiday war-murtiyeedkii laga soo saaray shirkii wadahadalada ee u dhexeeyay Dowladda Somaliland iyo Maamulka...

War-murtiyeed Laga Soo Saaray Kulankii Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Jabuuti ku soo xidhmay maalintii koowaad ee furitaanka wadahadalka u dhexeeya dhinacyada Somaliland iyo Soomaaliya. War murtiyeed ay soo saartay...

Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad Garnaqsi Ah Ka Jeediyey Shirka Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu khudbad garnaqsi ah ka jeediyay shirka wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweynaha Somaliland, Muuse...

Isu Duwaha Caafimaadka Togdheer Oo Lagu Wareejiyay Baabuur Unbalance ah

0
Burco (HP): Maamulka gobolka Togdheer ayaa maanta ku wareejiyay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolkaasi baabuur nooca gar-gaarka deg dega ah iyo qalab kaloo...

Kulanka Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya oo Hada Socda (Sawirro)

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Waxaa hada dalka Jabuuti si rasmi ah uga socda kulan ay ku wadahadlayaan wufuud ka kala socata dowladdaha Somaliland iyo Soomaaliya. Shirka...

Kulanka Wada Hadalka DJIBOUTI, Fallo Siyaasi Xuseen Dayr

0
Hargaysa (HP): Xilli ay sii kordhayaan caga-juglaynta iyo cadaawada ku wajahan jiritaanka qaranimada JSL, taasoo ujeedadoodu tahay in qalalaase iyo iska horkeen la geliyo...