Taariikhda Suxufi Ka Mid Ahaa Qoreyaasha Caanka Ah Ee Somaliland oo Geeriyooday

0
London (Hargeisa Press) – Allaah ha u naxariistee waxa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ka mid ahaa...

Kenya oo Jabuuti Kaga Adkaatay Loolankii Kursiga Golaha Ammaanka

0
NEW YORK (Hargeisa Press) — Kenya ayaa ku guulaysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Qaaradda Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Kenya oo laga doonayey...

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii Uu Hogaaminayay oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay iyo Shacabka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey ee ka qayb-galay wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo...

Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland oo Caddeeyey inuu ka Bogsaday Xannuunka Covid-19 oo Hore...

0
Wasiir Cabdillaahi Abokor waxa kaloo uu faahfaahin ka bixiyey koox hawlwadeenno ah oo dhawaan Madaxweynuhu u magacaabay inay ka shaqeeyaan dhismaha waddada Berbera Corridor Hargeysa,(HargeisaPress)-...

Jabuuti: Wasiir Faratoon Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qodobadii Lagu Heshiiyay

0
Jabuuti (Hargeisa Press): Wadahadalo muddo afar maalmood ah dalka Jabuuti uga socday jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya ayaa caawa la soo gabagabeeyay, iyadoo go’aamana laga...

Wasiir Qambi Oo Ka Hadlay Xalinta Beelihii Ku Dagaalamay Ceegaag

0
Horufadhi (HP): Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guriyaynta Somaliland C/rashiid Ducaale Qambi, ayaa sheegay in ay heer geba gebo ah marayso soo af-jaridda shaqaaqo...

Jabuuti oo Shaacisay inay si isku Mid ah u Qaddarinayso Madaxbannaanida Somaliland iyo Soomaaliya

0
Dowladda Jabuuti, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay qaddarinayso madaxbannaanida dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, sidaa darteedna ay u go’aansatay inay wadahadal u qabato...

Jabuuti: Wadahadaladda Somaliland iyo Soomaaliya Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday

0
Jabuuti (HP): Shirkii magaaladda Jabuuti uga socday guddiyadii farsamo ee Somaliland iyo Soomaaliya ayaa la sheegay in uu ku soo dhamaaday natiijo la’aan oo...

Wasaaradda Beeraha Oo Ayax Buufin Ka Fulisay Deegaamo Ka Tirsan Awdal

0
Baki (Hargeisa Press): Wasaaradda beeraha Somaliland aya maanta hawlo Ayax buufin ah ka fulisay deegaamo ka tirsan gobolka Awdal oo si xun u aafeeyay...

“Waxaan u arkaa shir guul weyn u soo hooyay shacbiga Somaliland”…

0
Nairobi (HP): Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa guul weyn oo Somaliland u soo hoyatay ku tilmaamay shirkii ku dhexmaray...