Diyaarrado Ayaxa Dusha Sare Ka Buufinaya Oo Soo Gaadhay Somaliland

0
Hargaysa (HP):Laba diyaaradood oo nooca qumatiga u kaca ah oo loogu tallo galay in ay hawadda sare ka buufiyaan Ayax ku habsaday goboladda Somaliland...

Laascaanood: Maamulka Gobolka Oo Gubay Qalab Dawladda Muqdisho U Adeegsanaysay Khal Khal Gelinta Gobolka

0
 Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool ayaa meel fagaare ah ku gubay qalab la sheegay in ay dawladda Muqdisho doonayso in ay khal khal ku...

Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa maanta shaacisay tirada dadka xanuunka laga helay xanuunka Coronavirus. Wasaaraddu waxay sheegtay in dadkii baadhitaanka 24kii...

Madaxweyne Biixi iyo Weftigii Uu Hogaaminayey oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambo baxay...

Abiy Ahmed oo Ka Degay Dalka Jabuuti (Sawirro)

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa uu gordhawayd ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti. Abiy Ahmed ayaa waxaa uu...

Madaxweynaha Somaliland oo Hada Ka Ambabaxay Hargeysa, Kuna Wajahan Jabuuti

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa hada ka anbabaxay garoonka diyaarada magaalada Hargeysa ee Cigaal. Madaxweyne...

Maxaad Kala Socotaa Taariikhda Dheer Ee Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya?

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo hakad ku jiray ayaa la filayaa in maanta dib u bilaabmaan islamarkaana madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya...

Xildhibaan Mustafe Qodax: Madaxweyne Farmaajo Wuxu Ku Jiraa Dabin Siyaasadeed, Waxayse U Eegtahay Inuu...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Mustafe Qodax oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xildhibaan Qodax ayaa...

Ugaas Axmed Cabdi Askar oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxda...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ugaas Axmed Cabdi Askar oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu jawaab adag ka bixiyay hadalo dhowaan ka soo...

Madaxweynaha Jabuuti oo Si Rasmi Ah Uga Hadley Kulanka Berito Dhexmaraya Somaliland iyo Soomaaliya

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si rasmi ah uga hadlay kulanka la filayo inay berito dalkiisa ku yeeshaan Madaxweynaha Somaliland...