Xildhibaanada Baarlamanka Somaliland oo La Isugu Yeedhay Fadhi Aan Caadi Ahayn

0
1754

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada  Somaliland ayaa waxaa la isagu yeedhay inay ka soo xaadiraan Fadhi aan Caadi ahayn.

Waxaa sidaasi sheegay war uu soo saarau guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa uu sheegay in fadhigaasi lagu ansixin doono arrimo muhiim ah.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here