Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo Bilad Geesiyo Guddoonsiiyey Xubno Kamida Ciidamada Qaranka Ee Deegaanka Yuube

0
Ceerigaabo,(HargeisaPress)–Taliyaha Guud ee Ciidamadda qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal shaqo ku maray Gobolada Bari ee dalka, ayaa...

Somaliland Oo U Sheegtay Midowga Yurub In Wada-hadalladu Ka Jiitamayaan Dhinaca Soomaaliya

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Xisbiyada Qaranka iyo Ergayga Dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ayaa Maanta ka...

Dood Si Qotodheer Loogu Lafa-guray Dedaallada Doorashooyinka iyo Daafadda Covid19 oo Xarunta Dhaqanka Hargeysa...

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Dood si qoto dheer loogu lafa-guray dedaallada doorasho-doonka ee ka socda dalal badan oo ay Somaliland ka mid tahay iyo saamaynta uu ku...

Somaliland oo Mamnuucday Tubaako Muran Dhalisay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland ayaa Mabnuucay Tubaakadda loo yaqaano LYFT, taasi oo bilihii u dambeeyay dalka la soo geliyey...

Minnesota: Walaac Laga Qabo Dhallinyarada Soomaalida Ee Daroogada Isticmaala

0
Minnesota (Hargeisa Press)- Waxaa isa soo taraya walaaca ay bulshada Soomaalida ee gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka ka qabto adeegsiga maandooriyaha ee kusoo badanaya...

Wefti Ka Socda Dalka Masar oo Safar Qarsoodi Ah Ku Yimid Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wafti ka socda dalka Masar ayaa toddobaadkan soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa. Sida ilo xogogaal ahi sheegeen, weftigan ka socda dawladda...

Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka oo Kulan La Qaatay Danjiraha Midawga Yurub

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe...

Taiwan oo Durba Hawlaheedii Ka Bilowday Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wakiilka iyo wakiil ku xigeenka cusub ee dalka Taiwan u soo magacaabtay Somalilabd Axmed Torno ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka...

Ciidamada Somaliland oo Horufadhi Ka Celiyey Wefti Wasiiro Ah oo Ka Socday Maamulka Puntland

0
Buuhoodle (Hargeisa Press) – Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa deegaanka Horufadhi ka celiyeen wefti Wasiiro ah oo ka socday maamul...

SONSAF: Doorashooyinka Waxaa Hortaagan 6 Caqabadood, Waxana La Xaliyay Mid Qudha

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha dallada ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga ahayn ee Sonsaf, Anwar Cabdiraxmaan Warsame ayaa ka hadley caqabadaha hortaagan in...