Somaliland oo Mamnuucday Tubaako Muran Dhalisay

0
2516

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland ayaa Mabnuucay Tubaakadda loo yaqaano LYFT, taasi oo bilihii u dambeeyay dalka la soo geliyey isla-markaana si bilaash ah dalka loogu qaybinayey.

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Ganacsiga oo uu ku saxeexan yahay Wasiirka Wasaaraddaasi Md. Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa lagu sheegay in dalka Mabnuucay oo aan la keeni Karin Tubaakadaasi.

Wareegtada wasiirka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Hargeisapress ayaa u dhignayd sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here