Taiwan oo Durba Hawlaheedii Ka Bilowday Somaliland

0
2853

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wakiilka iyo wakiil ku xigeenka cusub ee dalka Taiwan u soo magacaabtay Somalilabd Axmed Torno ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka wasaarada Waxabarashada Somaliland.

Kulan ayaa qayb ka ahaa wasiir ku xigeenka waxbarashada Waxbarashada, agaasimaha guud iyo masuuliyiin ka tirsan wasaarada.

Labada dhinac ka wadahadleen iskaashiga dhanka Waxbarashada ah ee labada dal ayaanu ka wada hadalnay.

Sidoo kale, Ardayda reer Somaliland ayaa waxa ay dhowaan deeqo waxbarasho ka helayaan dalka Taiwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here