SONSAF: Doorashooyinka Waxaa Hortaagan 6 Caqabadood, Waxana La Xaliyay Mid Qudha

0
1379

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha dallada ay ku midaysan yihiin ururada aan dowliga ahayn ee Sonsaf, Anwar Cabdiraxmaan Warsame ayaa ka hadley caqabadaha hortaagan in qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka Somaliland.

Guddoomiyaha dalada Sonsaf ayaa caqabadahaasi hortaagan qabsoomida doorashooyinka ku sheegay in yihiin 6 caqabadood islamarkaana mid ka mid ah la xaliyay.

Waxaanu hoosta xariiqay gudoomiye Anwar, inay qabsoomida doorashooyinka ay ku xidhantay in 5 taasi caqabadood ee hadhay meesha laga saaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here