Dahabshiil Group oo Laba Ambulance iyo Agab kale Ku Wareejisay Wasaarada Caafimaadka Somaliland +...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) —Shirkadda Dahabshiil Group ayaa wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland ku wareejisay laba gaadhi oo Ambalaas ah iyo agab caafimaad oo ay...

Shirkadda Telesom & Kulliyadda Tabobarka Macalimiinta oo Si Wadajir ah u daahfuray Isticmaalka...

0
Hargeisa (HargeisaPress) - Shirkada isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom iyo Kulliyadda Tabobarka Macalimiinta ayaa si wadajir ah u daahfuray Isticmaalka adeegga Tabsera oo ay...

Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Madax-dhaqameedka Awdal oo Natiijo La’aan Ku Soo Idlaaday

0
Hargeisa (Hargeisa Press) - Waxaa natiijo la'aan ku soo idlaaday kulan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka mid ka mid ah Madax-dhaqameedka...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-furay Manhajka Malcaamadaha Qur’aanka & Mac-hadka Tababarka Macallimiinta Madarasadaha...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Maanta si rasmi ah u Daah-furay Manhajka Malcaamadaha Qur’aanka oo ay hirgelisay...

Nin Hubeysan oo Dad Ku Laayay Guri Ku Yaal Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Nin ku lebisan direyska ciidamada Soomaaliya ayaa ugu yaraan Hal Qof ku diley Sagaal kalena ku Dhaawacay weerar uu ku qaaday...

Daily News Egypt: Somaliland oo Ka Hadashay Cilaaqaadka Ay La Leedahay Masar & Xidhiidhka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Somaliland ayaa doonaysa inay Cilaaqaad Siyaasadeed, Dhaqaale iyo mid Ganacsi la yeelato Masar, sidaasna waxa sheegay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda...
Solja

SOLJA oo Tababbar U Furtay 30 Suxufi oo La Barayo Baadhitaanka Xogaha Qarsoon

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Tababbar ugu qabtay magaalada Hargeysa 30 Suxufi oo ka kala yimid guud ahaanba gobollada...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi iyo Madax-dhaqameedka Awdal oo Kulan Xaasaasiya Ka Yeelanaya Saami-qaysiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Axadda Maanta la kulmaya Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal. Ma Jiro War rasmiya oo ka soo baxay...

Kalfadhigii 72-aad ee Golaha Guurtidda Somaliland Furmay iyo Warbixinta Shirgudoonka

0
Hargaysa,(HargeisaPress)—Kalfadhigii laba iyo todobaatanaad ee golaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ka furmay xarunta golahaasi ee magaalada Hargeysa, iyaga oo ka soo laabtay fasaxoodii...

Somaliland Oo Laga Bilaabaayo Barnaamijyo Horumarineed Oo Horleh.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Guddida Farsamo  ee Mashaariicda kobcinta dhaqaalaha ee Aynadh oo ay hogaamiso wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta  Qaranka  Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan ku yeeshay magaaladda Hargeysa,waxaana ...