Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ogolaaday In La kala Qaado Labada Doorasho

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Baarlamaanka Somaliland oo ayaa fadhigigoodii shalay cod aqlabiyad ah ku meelmariyay go'aankii madaxweynaha ee ahaa in dib loo dhigo doorashada barlamaanka balse...

Suldaan Kayse Bade Oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Hargaysa

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Suldaan Kayse Bade, oo ka mida madax dhaqameedka reer Somaliland ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargaysa. Soo dhawaynta suldaan...

Somaliland oo Hubka Culus iyo Kuwa Fudud U Adeegsatay Ayax Ku Habsaday Gobolka Sool

0
Laascaanood (Hargeisa Press)– Dawladda Somailand ayaa bilawday nidaam cusub oo lagula dagaalamayo Ayax raxan raxan u socda oo ku habsaday dhul beereed baaxad weyn...

Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Wajigii Labaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Awdal...

0
boorama, (HargeisaPress) — Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta soo gabagabeeyey wajigii labaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socotay gobolka awdal.   Waxaana ay gudiidu baq...

“Waxaa markii u horaysay la mideeyay Miisaaniyadaha d/hoose iyo dawlada dhexe”…

0
Hargaysa ((HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa tababar magaaladda Hargaysa ugu soo xidhay xubno ka kala socday degmooyinka dalka ee uu...

Dowladda Soomaaliya Oo Dalkeeeda Ka Eriday Wakiilkii Qaramada Midoobay

0
MOGADISHU —Dowladda Soomaaliya oo u muuqata in ay deg deg uga jawaabeyso qoraal ka soo baxay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabiga Ka Tacsiyeey Geerida Abwaan Cali Sugulle

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jam. Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Ololaha Xisbiga Iyo Xogogaalnimada Uu Dheeryahay Dhigiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa maanta, waxa uu ka hadlay ololaha...

Wasiirka Degaanka Somaliland oo loo Xushay inay ka Qaybgasho Shirka Cimiladda Adduunka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda degaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare, ayaa   lagu martiqaaday shirka caalamiga ah ee cimiladda adduunka...

Dunida Islaamka Oo Maanta looga Dabaal-dagay billowga Sannadka Cusub ee Islaamka HIJRIGA 1437-da

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Caalamka Islaamka ayaa maanta looga dabaal-dagay bilashada sannadka cusub ee Islaamka oo maanta billowday, iyadoo sannadkaan cusub uu noqonayo sannadkii 1437-aad.   Taariikhada...