Suldaan Kayse Bade Oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Hargaysa

0
904

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Suldaan Kayse Bade, oo ka mida madax dhaqameedka reer Somaliland ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargaysa.

Soo dhawaynta suldaan Bede, waxaa ka qayb qaatay madax dhaqameed, salaadiin, dhalinyaro, haween iyo dadweyne fara badan.

Kadib markii suldaanka lagu soo dhaweeyay magaaladda Hargaysa, isagoo ka soo kicitimay magaaladda Xarshin ee degaanka Soomaalida Itoobiya,  ayaa  meel fagaare ah kala hadlay dadweynihii soo dhaweeyay.

Halkan Ka Daawo Soo Dhawayntii Suldaanka iyo hadaladii laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here