Guddoomiye Qodax Oo Soo Dhaweeyay Xeerka Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha haayadda Shaqaalaha dawladda Somaliland Khaalid Jaamac Qodax, ayaa soo dhaweeyey xeerka Hawlgabka iyo Xaqsiinta shaqaalaha dawladda oo ay Khamiistii ansixiyeen Gollaha...

Somaliland: Xaalada Magaalada Berbera Oo Ah Mid Qasan iyo Xukuumadda Oo Ciidamo Badan ku...

0
BERBERA, (HargeisaPress) — Wararka naga soo gaadhaya Magaalda Berbera ee Gobola saaxil ayaa sheegay dilkii taliyihi ciidamada Booliska gobolka Saaxil ka dib waxa qasan...

Danyarta Ka Ganacsatada iyo Dilaaliinta Seyladda Xoolaha Hargeysa oo Ka Cowday Suuqyo Madow oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeysa ayaa weli cabasho ka muujinaaya sicir-barar aad u xooggan oo...
Ambassador Tibor Nagy

Ku Xigeenka Xoghayihii Hore Ee Mareykanka U Qaabilsanaa Afrika oo Caalamka Ku Soo Jeediyey...

0
Washington (Hargeisa Press) – Ku xigeenkii xoghayihii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Afrika, noqdayna Safiirka Maraykanka ee Dalalka Guinea iyo Itoobiya Ambassador Tibor Nagy,...

Mareykanka oo Qorshaynaya Inuu Afrika Ugu Yabooho $55 Bilyan

0
Washington (Hargeisa Press) – Mareykanka, ayaa sheegay inuu ugu yaboohayo Afrika lacag gaadhaysa illaa $55 bilyan oo dollar, saddexda sano ee soo socota. Tallaabadan...

Madaxwaynihii Jaamacadda Diridhabe oo Xilkii Laga Qaaday

0
Diridhabe (Hargeisa Press)- Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxday Wasaaradda Tacliinta sare iyo Sayniska ee fadaraalka Itoobiya waxaa xilkii laga qaaday Dr Yared Mamo...

Golaha Guurtidda Faransiiska Oo Bogaadiyay Hanaankii Ay U Qabsoomeen Doorashooyinkii Somaliland

0
Paris (HP): Golaha Guurtidda ee dalka Faransiiska ayaa Somaliland ku bogaadiyay hanaankii iyo sidii quruxda badnayd ee ay uga qabsoomeen doorashooyinkii isku sidkanaa ee...

Wasiiro Kulan La Yeeshay Odayaasha Dhaqanka iyo Ganacsatada Bariga Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddi Wasiirro ah oo Madaxweynaha Somaliland u xilsaaray sii-amba-qaadista wada-hadallada u socda xukuumadda iyo mucaaradka, ayaa maanta kulan la qaatay...

“Xukuumadihii Kulmiye xuquuqdayadda way duudsiyeen oo nooma arkaan”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Boqor Axmed Iimaan Warsame, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa ku dhaliilay  xukuumadihii xisbiga Kulmiye ee u kala danbeeyay taladda...

Dacwadii U Dhaxaysay Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo La Muddeeyay Wakhtiga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda ayaa muddeeyay wakhtiga loo fadhiisanayo dacwada u dhaxaysa guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo murashaxa xisbigaas Jamaal...