Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Wajigii Labaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Awdal Baaqna U Diray Bulshada Gobolka Awdal

0
876
Afhayeenka Komiishanka Qaranka Siciid Cali Muuse

boorama, (HargeisaPress) — Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta soo gabagabeeyey wajigii labaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socotay gobolka awdal.

 

Waxaana ay gudiidu baq dheer u direen bulshada gobolka awlda, iyagona sidoo kalena ku baraarujiyay inay qaataan kaadhka diiwaangalinta.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here