Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Ololaha Xisbiga Iyo Xogogaalnimada Uu Dheeryahay Dhigiisa

0
1246

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa maanta, waxa uu ka hadlay ololaha iyo isu-soo-baxyada taageerayaasha xisbiga oo uu u mahadceliyey, farriina u diray maalmaha u dhiman iyo xogogaalnimada uu dheeryahay murrashaxiinta dhiggiisa ah ee la loollamaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here