Xiisad hor leh oo ka soo cusboonaatay bariga dhexe

0
ISTANBUL — Xiisad hor leh ayaa ka taagan gobolka bariga dhexe ka dib markii dhawaan Israa'iil ay weerarro ka geysatay gudaha waddamada Suuriya, Lubnaan iyo...

Toban Sanno Kadib Ubaxii Ay Soo Saartay Jaamacada ADMAS Oo Lagu Casuumay Magaalada Hargeysa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Xaflad nooceedu ku cusub tahay dalka oo lagu qabtay magaalada Hargeysa taasi oo u jeedkeedu ahaa ardaydii kala duwanayd ee ka qalin jabisay toban...

Hantidhowrka Somaliland oo Baadhitaano Musuq-maasuq Ku Wada Maamulka Degmada Faraweyne

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Hantidhowrka guud ee qaranka Somaliland ayaa waxa ay baadhitaano la xidhiidha arimo musuq maasuq ku bilaabeen Maamulka degmada Faraweyne. Xogaha laga helayo...

Xisbiga Waddani: Waa Nasiib-darro In Puntland iyo Taliye Taani Isku Si Ugu Farxaan Ciidan...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayaha guud ee Xisbiga Wasiirka Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay inay nasiib-darro tahay in Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo...

Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Dhahar oo Shaaciyey Inaaney La Mawqif iyo Mabda’ Ahayn Ciidankii...

0
Dhahar (Hargeisa Press)– Ciidamada qaranka Somaliland ee degmada Dhahar iyo deegaanada hoos yimaada ayaa waxa ay shaaciyeen inaanay la mawqif ahayn islamarkaana aanay la...

Xukuumadda Somaliland oo Loogu Baaqay Inay Siidayso Dad Ay Carruuri Ka Mid Yihiin oo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xarunta Xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa Xukuumadda ugu baaqday in Xorriyaddooda loo soo celiyo dhallinyaro 13 bilood ka hor laga soo...

Ilhaan Omar oo Ka Hadashay Burburintii Shirkadda Isgaadhsiinta Hormuud

0
Washigton (Hargeisa Press)- Ilhaan Omar oo ka mid ah Wakiilada Congaress -ka Mareykanka ayaa ka hadashay markii ugu horeysay burburintii ugu danbeysay oo ciidamada...

Komishinerada Asluubta Ee dalka Itoobiya oo Casho Sharaf Loogu Sameeyay Jigjiga

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Xaflad Casho sharafeed loogu samaynayay Komishinnerada Asluubta ee dalka Itoobiya ayaa xalay lagu qabtay magaalada Jigjiga, xafladdan ayaa waxaa kasoo qayb...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qayb-galaya Shir Madaxeedka 7aad Ee Iskaashiga Afrika iyo Japan

0
Yokohama (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga...

42 Shaqaale Ah oo Laga Eryay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Masuuliyiinta Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, ayaa maanta shaqada ka saaray Shaqaalihii Hay’adda duulimaadyada Adduunka ee ICAO ee ka...