Khabiir Dawladda Maraykanka Kula Taliyey Inay Somaliland Ka Qaadaan Xanibaadaha Socdaalka

0
“Waa nacasnimo in  gabadha ay rafiiqa yihiin Boris Johnson loogu diido inay gasho Maraykanka booqashadeedii  Somaliland darteed” Washington (Hargeisa Press)- Michael Rubin oo ah aqoon-yahan...

Ciidamo Ka Soo Jeeda Badhan oo Ku Biiray Maamulka Puntland

0
Badhan (Hargeisa Press) – Ciidamo ka soo jeeda deegaanka Badhan oo hore u taabacsanaa Somaliland ayaa sheegay inay u digo-rogteen dhinaca maamul goboleedka Puntland. Ciidamadan...

Madaxweynihii Saddexaad oo lagaga Dhawaaqay Kismaayo

0
Kismaayo (Hargeisa Press)- Afhayeenkii hore ee maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa lagu soo waramayaa in garabka mucaaradka u doorteen in uu noqdo madaxweynaha,...

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Salaaddii Jimcaha La Tukaday Shacabka Hargeysa (SAWIRRO)

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta salaaddii jimcaha la tukaday qaar ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland...

Maraykanka oo Cadeeyey In Israel Weerar Ka Gaysatay Gudaha Iraq

0
Baghadad (Hargeisa Press) – Saraakiil ka tirsan dawlada Maraykanka ayaa cadeeyey in Israel ay masuul ka ahayd duqayn lagu qaaday meelo la sheegay in...

Tahriibayaal Itoobiya U Dhashay oo Lagu Dilay Dulleedka Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Laba Ruux oo Dumar ah oo ka soo jeeda Qowmiyada Oromiya ee dalka Itoobiya ayaa lagu dilay dulleedka magaalada Hargeysa kaddib...

Berbera oo Kalluun Yaraani Soo Food Saartay

0
Berbera (Hargeisa Press) – Magaalada Bebera ee xarunta gobolka Saaxil ee Somaliland oo ay ku taalo dekeda ugu weyn ee laga soo dajiyo Kalluunka...

Kenya oo Ka Hadashay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Dawladda Kenya ayaa bogaadisay dib u doorashada markii saddexaad madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland loogu doortay Axmed Maxamed Islaam kadib...
James Swan

Wakiilka Qarammada Midoobay oo ka Hadlay Qoddob uu ku Dhiirigeliyey Masuuliyiinta Somaliland

0
“Waxaan ku dhiirigeliyey Madaxda Somaliland in la sii Wado Wadahadalka u Dhexeeya Dawladaha Hargeysa iyo Muqdisho” New York(HargeisaPress)-Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Mr. James...

Muqdisho: Taliyeyaashii Booliska Asluubta iyo Milateriga Oo Xilalkii Laga Qaaday

0
Muqdisho (Hargeisa Press.com): Taliyeyaashii ciidamadda booliska, milateriga iyo asluubta ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilalkii laga qaaday. Kadib shir ay maanta magaaladda Muqdisho ku...