Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Dhahar oo Shaaciyey Inaaney La Mawqif iyo Mabda’ Ahayn Ciidankii U Goostay Puntland

0
832

Dhahar (Hargeisa Press)– Ciidamada qaranka Somaliland ee degmada Dhahar iyo deegaanada hoos yimaada ayaa waxa ay shaaciyeen inaanay la mawqif ahayn islamarkaana aanay la mabda’ahayn Ciidankii u goostay maamul goboleedka Puntland.

Dhinaca kale, Ciidamada Milateriga Somaliland ee Dhahar ayaa waxa ay sheegeen inay taageersan yihiin hadalkii shalay ee uu sheegay Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here