Guddiga Ka Hor Taga Covid19 Ee Togdheer Oo Go’aamo Soo Saaray

0
Burco (HP): Guddiga ka diyaar garawga gobolka Togdheer ayaa maanta soo saaray  go’aamo kala duwan oo bulshadda gobolkaasi lagaga wacyigelinayo xanuunka Corona Virus. Awaamiirta ay...

Sool: Guddiga Ka Hor Taga Covid19 Oo Kulan La Yeeshay Hay’adaha

0
Laascaanood (HP): Guddiga ka diyaar garawga gobolka Sool ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee  ka hawl...

“Waxaanu maalin kasta dadweynaha kala hadli doonaa xanuunka Covid19”….

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in si maalinle ah ay bulshadda ugala hadli doonto wixii jira iyo waxyaabaha soo kordha ee la...

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay 574 Maxbuus

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,  waxa uu Cafis Guud u fidiyay Maxaabiista denbiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, kuwaasoo...

Guddoomiye Ku-xigeenkii Kulmiye ee Maraykanka oo is-casilay, si adagna u Dhalliilay Hoggaanka Xisbigaas

0
Hargeisa— Guddoomiye ku-xigeenkii Xisbiga Kulmiye ee Dalka Maraykanka Eng Farxaan Axmed Maxamuud, ayaa shaaciyey inuu xilka iyo xubinnimadiisii Xisbigaasba iska casilay, ka dib...

Agaasimaha guud ee Warfaafinta JSL Oo qalab nadaafadeed kala wareegay hay’adda waddaniga ah ee...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Agaasimaha Havayocco Cabdilaahi Maxamed Xuseen oo agabkaasi guddoonsiiyay wasaaradda ayaa sheegay in agabkaas nadaafadeed lagu farsameeyay xarunta farsamada gacanta ee Havayocco kaas...

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay Laba Qof oo Laga Helay Corona Virus

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Wasiirka horumarta caafimaadka JSL Cumar Cali Cabdillahi Badde ayaa shaaciyay in Somaliland laga helay labadii qof ee ugu horeeyay ee qaba xanuunka...

Xukuumada Somaliland Oo Diyaarisay Cisbitaal Ugaara Dadka Looga Shikiyo Xanuunka Coronavirus.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Gudida ka hortaga xanuunka corona virus ayaa la wareegay cisbitaal gaara oo uu leeyahay muwaadin reer somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu...

Badhasaabka Sool Oo Soo Saaray Go’aamo La Xidhiidha Covid19

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool  ee Somaliland ayaa soo saaray go’aamo lagaga gaashaamanayo in uu dalka ku soo faafo xanuunka dunida aafeeyay ee Covid19. Waxaanay...

“Wasaaradda way u siman yihiin dugsiyadda gaarka loo leeyahay iyo kuwa”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka waxbarashadda Somaliland ayaa ku baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo sidii ardayda duruusta loogu gaadhsiin lahaa guryahoodda mudadda...