Xukuumada Somaliland Oo Diyaarisay Cisbitaal Ugaara Dadka Looga Shikiyo Xanuunka Coronavirus.

0
721

Hargeysa,(HargeisaPress)- Gudida ka hortaga xanuunka corona virus ayaa la wareegay cisbitaal gaara oo uu leeyahay muwaadin reer somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu gaar unoqon doono dadka looga shikiyo caabuqa coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here