Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay 574 Maxbuus

0
1310

Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,  waxa uu Cafis Guud u fidiyay Maxaabiista denbiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 574 maxbuus.

Cafiskani saamayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raadka ciqaabeed ee ka dhalanaysa dembiyadda ay ku xukunnaayeen, sida ku xusan qodobka 92 ee Xeerka Ciqaabta Guud.

Sidaasina waxaa lagu sheegay wareegto uu maanta soo saaray madaxweyne  Biixi.

Wareegtadaasina waxay u dhignayd sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here