Agaasimaha guud ee Warfaafinta JSL Oo qalab nadaafadeed kala wareegay hay’adda waddaniga ah ee...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Agaasimaha Havayocco Cabdilaahi Maxamed Xuseen oo agabkaasi guddoonsiiyay wasaaradda ayaa sheegay in agabkaas nadaafadeed lagu farsameeyay xarunta farsamada gacanta ee Havayocco kaas...

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay Laba Qof oo Laga Helay Corona Virus

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Wasiirka horumarta caafimaadka JSL Cumar Cali Cabdillahi Badde ayaa shaaciyay in Somaliland laga helay labadii qof ee ugu horeeyay ee qaba xanuunka...

Xukuumada Somaliland Oo Diyaarisay Cisbitaal Ugaara Dadka Looga Shikiyo Xanuunka Coronavirus.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Gudida ka hortaga xanuunka corona virus ayaa la wareegay cisbitaal gaara oo uu leeyahay muwaadin reer somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu...

Badhasaabka Sool Oo Soo Saaray Go’aamo La Xidhiidha Covid19

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool  ee Somaliland ayaa soo saaray go’aamo lagaga gaashaamanayo in uu dalka ku soo faafo xanuunka dunida aafeeyay ee Covid19. Waxaanay...

“Wasaaradda way u siman yihiin dugsiyadda gaarka loo leeyahay iyo kuwa”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka waxbarashadda Somaliland ayaa ku baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo sidii ardayda duruusta loogu gaadhsiin lahaa guryahoodda mudadda...

Ceel-Afweyn: Booliska Oo Ka Hadlay Dil Xalay Ka Dhacay Fadhi-gaab

0
Ceerigaabo (HP): Taliska qaybta ciidanka booliska  gobolka Sanaag ayaa ka hadlay dil xalay ka dhacay deegaanka loo yaqaano Fadhi-gaab oo ka tirsan degmadda Ceel-Afweyn...

Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Uga Yimid Jabuuti, Sheegtayna In Ay Gacanta Ku...

0
Hargeysa,(HargeısaPress)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland ahna gudoomiyaha gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa ka hadlay xaalada guud ee somaliland iyo tirada dadka looga shakisan yahay...

Itoobiya Deegaanka Oromada oo laga soo sheegay Corona

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Dawladda Itoobiya waxa ay maanta shaacisay in ay Fayraska Corona ka heshay saddex qof oo cusub,kuwaasi oo tirada dadka xannuunkaas qaba ka dhigaysa...

Somaliland: Dhayalsiga iyo Dheef Ka Bidka Dowladda ee Halista Corona-virus Khatar intee Leeg Buu...

0
HARGEISA – Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti, ayaa Axadda 29-ka March 2020 shaaciyey korodhka tirada Dadka Dalalkooda ee laga helay Cudurka sida xawliga ah ugu...

Puntland: Qarax Caawa Ka Dhacay Garoowe iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0
Garoowe (HP): Qarax uu gaystay qof is-miidaamiye ah ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaaladda Garoowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland. Qaraxaasi  ayaa lala beegsaday goob...