Wafti Balaadhan Oo ka Socday 11 Dal Iyo Midowga Yurub Oo Maanta Safar Shaqo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti balaadhan oo ka socda 11 dal oo Caalamka ah iyo Midowga Yurub ayaa la filayaa in maanta oo Axad ah soo...

Wada Hadaladii Xisbiyada Oo Shalay Qabsoomay, Laguna Soo Gunaanaday In Arbacda Dambe La Is...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa shalay furmay wada hadaladii u dhexeeyay xisbiyada mucaaradka iyo xisbiga KULMIYE iyo xukumadda talada haysa. Kulankan oo ahaa mid aan saxaafadda loo...

Tartanka Is Reeb Reebka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Bari Ka Furmaya Burco Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa bari  si rasmiya ugu furmaya magaalooyinka Burco Iyo Boorama wareega hore ee tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland. Tartamada hore ee ciyaaraha gobolada...

Talaalka Covid-19 La Gadhsiinayo Cisbitaalka Dhimirka Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in ay cisbitaalka Dhimirka ee magaaladda Hargeysa gaadhsiin doonto tallaalka xanuunka Covid-19. Agaasimaha wasaaradda horumarinta...

Boqolaal Soomaali Ah Oo Maanta Dibad-bax Cabasho Ah Isugu Soo Baxay Magaalada Erfurt Ee...

0
ERFURT, Germen (HargeisaPress) — Boqolaal Soomaali ah ayaa maanta dibad bax cabasho ah isugu soo baxay magaalada Erfurt, ee gobolka Thuringen, oo ku...

Kulan Duco iyo Baroor-diiq Ah oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuumad Shugri Xariir

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA, ayaa Kulan Duco iyo Baroor-diiq ah Hargeysa ugu Sameeyey Allaah ha u...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Fududeeyo Qabsoomidda Doorashada!

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin dhibaatada Qaadku u hayo...

Cirro Oo Siilaanyo Ku Eedeeyay Dambi Ah Khiyaamo Qaran, Madaxweyne Biixina Ugu Baaqay Inuu...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa madaxweynihii hore Mr. Siilaanyo ku eedeeyay inuu galay khiyaamo qaran, waxaanu madaxweynaha talada haya Muuse...

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Gudoontay WHO Deeq Daawooyin ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta  La Wareegay Diyaarad Daawooyin Ah Oo Ay Keentay Hay’ada WHO Oo Kasoo...

Boqorka Sacuudiga Salman Bin Abdulaziz oo Cisbitaal La Dhigay

0
Riyadh (Hargeisa Press) — Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman Bin Abdulaziz ayaa la dhigay cisbitaal ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Riyadh,...