Ramaax oo Xaqdaro Ku Tilmaamay Xadhigiisii, Eedaymana U Jeediyay Xukuumadda iyo Hay”addaha Garsoorka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa markii ugu horaysay ka hadley xadhigii ay...

Kiisas Cusub Oo Caabuqa Covid-19 Oo Somaliland Laga Helay

0
Boorama (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in baadhitaano la sameeyay saddexdii maalmood ee u danbeeyay dalka laga helay in la helay kiisas...

Taleex: Go’aamo Laga Soo Saaray Shir Lagu Heshiisiinayay 2 Beelood

0
Taleex (Hargeisa Press.com): Shir nabadeed oo lagu heshiisiinayay laba beelood oo mudooyinkan ka  socday magaalada Taleex ee xarunta gobolka Xaysimo, ayaa maanta  la soo...

Agaasimihii Guud ee Hay’adda Nabadsugidda Somalia oo Xilkii laga Qaaday

0
MOGADISHU,(HargeisaPress) — Golaha wasiirrada xukuumadda ayaa maanta kulan deg-deg ah oo ay Muqdisho ku yeesheen waxay xilkii kaga qaadeen agaasimaha guud ee hay’adda nabadsugidda...

Daawo Muuqaal: Xaafadda Cusub ee Sancaani oo ka tirsan Caasimadda Hargeisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib u dejinta JSL iyo Xoghayaha Gobolka Maroodijeex Md Xamse Ciise ayaa ka qayb galay munaasabad xadhiga...

Xukuumada Farmaajo oo Laga Dalbaday Inay Garowshiyo Ka Bixiso Dhibaatooyinkii Dowladii Siyaad Bare Ka...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyay in garowshiyo ka bixiso dhibaatooyinkii ay dawladii kacaanka Soomaaliya ee Maxamed...

KENYA: Dadweyne isku soo Xoomay oo Dhagax ku dilay Tuug kaddibna gubay

0
MOMBASA, Kenya , (HargeisaPress) — Nin looga shakiyay inuu ahaa Burcad xaday TV, ayaa dhagax lagu dilay, isla markaasna lagu gubay deegaanka Embulbul ee ka...

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo Hortagay Gudidda Joogtada ee Golaha Wakiillada

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ismaaciil Jaamac, ayaa ka hadlay hoos u dhaca Qiimaha Shilinka Somaliland oo maalmihii u dambeeyay...

Mawjado Dadweyne Ah Oo Madaxweynaha Iyo Weftigiisa Kusoo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo + SAWIRRO

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Kulan Duco iyo Baroor-diiq Ah oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuumad Shugri Xariir

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA, ayaa Kulan Duco iyo Baroor-diiq ah Hargeysa ugu Sameeyey Allaah ha u...