Guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sakada Iyo Samo-Falka Oo Is Casilay Iyo Madaxweynaha Oo Ka Aqbalay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha hay’adda diiwaanka Sakada iyo samo-falka Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jire, ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkii, Madaxweyne Biixina uu ka...

Dawladda Kenya oo Sheegtay inay Soomaaliya kala hadlayso Muranka Badda

0
NAIROBI,(HargeisaPress)-Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay si dhaqso ah wadahadal ugala furayso dowladda Soomaaliya muranka dhinaca badda ah ee labada dal u dhexeeya, kaasoo gaaray...

Wasaaradda Biyaha Somaliland iyo Jaamacadda Makale Oo Heshiis Kala Saxeexday

0
Maqale (Hargeisa Press.com): Wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland iyo jaamacadda Maqale ee ku taalla dawlad degaanka Tigreega  ee dalka Itoobiya, ayaa kala saxeexday heshiis ah...

Dawladda Ingiriiska Oo Taageertay In Dalalka Jaarku Safka Hore Ka Galaan Dhexdhexaadinta Somaliland Iyo...

0
Dalal iyo Ururo Ayaa Hab Is-barbar Yaac Ah Ugu Loolamaya Hirgelinta Wada Hadallada Somaliland & Soomaaliya Iyo Sidii Ay U Kulmi Lahaayeen Madaxweyne Biixi...

Madaxweynaha Somaliland oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyey Xubno ka mid ah Xukuumadiisa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay...

War-saxaafadeed: Wasiirka Duulista Oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaraada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cismaan C/laahi Saxardiid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Mr:...

Musharaxiinta Isbahaystay Oo Qaadacay Guddida Madaxweynuhu U Magacaabay Khilaafka Kulmiye, Sheegayna Inaanay Shirka Tagayn...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Munaasibad balaadhan oo ay leeyihiin musharaxiinta isbahaystay ee Kulmiye ayaa ka bilaamaysa hotelka Crown ee magaalada Hargeysa. Munaasibadda oo  ah mid qado...

Boqolaal Soomaali Ah Oo Maanta Dibad-bax Cabasho Ah Isugu Soo Baxay Magaalada Erfurt Ee...

0
ERFURT, Germen (HargeisaPress) — Boqolaal Soomaali ah ayaa maanta dibad bax cabasho ah isugu soo baxay magaalada Erfurt, ee gobolka Thuringen, oo ku...

War Degdeg ah: Weriyayaal Goor dhoweyd Lagu Xidh-Xidhay Magaaladda Ceerigaabo

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) — Boliiska Ceerigaabo ayaa goor dhoweyd oo duhurnimadii ahayd waxay suuqa ka qabteen labada weriye oo kala ah Maxamed Yuusuf Bakayle iyo...

Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Hortegay Guddida Joogtadda Ee Baarlamaanka Somaliland, Warbixina Ka Siiyey...

0
Waxaanu Guddida Joogtadda Ee Golaha Wakiilada U Sheegnay In Aan Dhawaan Golaha Wakiilada Hor Keeni Doonno Xeerka Shaqaalaha Dawladda Sharci Lamb.07/96 Oo Wata Dhammaan...