Safiir Ku-xigeenka Itoobiya oo Sheegay In Aqoonsigii Somaliland Raadinaysay Suurta-galay

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Safiir ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Itoobiya Mudane Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa sheegay in aqoonsigii Somaliland mudadda raadinaysay wakhtigan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Dufcadii 6aad Oo Ka Kooban 416 Arday Oo Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dufcadii Lixaad ayaa maanta ka qalinjabiyey jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo tiradoodu dhamayd 416 arday. Munaasibad si Heersare ah loo...

Maalinta AIDS-ka Adduunka oo Laga Xusay Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa ay maanta oo kale ay ku beegan tahay 1-da bisha December, dunida, ayaa waxaa laga xusayaa maalinta cudurka HIV-AIDS-ka. Waxaa maanta...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Maraykanka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka oo soo dhawaynta ka dib warbixin dheer ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo ta abaaraha ayaa u sheegay...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Furay Shirkii 33-Aad Ee Golaha Sare Ee Dallada Dhalinyarada Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi ayaa maanta Hoolka Shirarka ee Daladda SONYO KA furey shirkii...

Wasiirka Wershadaha Somaliland Oo 365 Kartoon Oo Caano Ah Ku Wareejiyay Wasaarada Caafimaadka Gobolka...

0
Gabiley ,(HargeisaPress) — Wasiirka Warshadaha Somaliland  Mudane Shucayb Maxmed Muuse Ayaa Maanta Ku Wareejiyay 365 Kartoon Oo Caano Ah Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobalka...

Madaxweynaha dalka Iran oo Muujiyay heshiis laga gaaro hubka Nukliyeerka

0
TEHRAN, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Iiraan, Xasan Rowxaani ayaa sheegaya in horumarka dhawaan laga gaaray wadahadallada ku saabsan Nucliyeerka uu dalkiisu kula jiray Mareykanka iyo dalal...

Wasiirka Biyaha oo Ka Warbixiyay Qorshaha 2021-ka

0
Hargeisa (Hareisa Press)- Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diire ayaa sheegay in wasaaradiisu ay sanadkan dalka ka hirgelisay in ka badan 43 ceel...

“Garoonkan Alamzey Stadium Lacagta gashay waa $300,000 wuuna dhamaystiran yahay”…

0
Burco (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo ku joogay gobolka Togdheer ayaa  xadhiga ka jaray garoonka Kubbadda cagta ee Alamzey stadium oo...

Daawo:-dab khasaare gaystay oo ka kacay kaalin ku taala magaalada ceerigaabo

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaalinku taala magaalada ceerigabo ee xarunta gobolka sanaag                 Halkan ka daawo muuqaalka  https://youtu.be/uRolsdLjxD8   HargeisaPress News Desk Ceerigaabo office