Cuqaasha Salaadiinta Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Ansaareed Ee Madigaan ee Gobolka Gabiley Oo Taageero...

0
Gabiley ,(HargeisaPress) —  Cuqaasha Salaadiinta Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Ansaareed Ee Madigaan ee Gobolka Gabiley Oo Taageero U Muujiyay Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. https://youtu.be/vmPJXCZtTgE    

UK Oo Ka Hadashay Booqashadii Xoghayahoodda Gaashaan-dhigu Ku Yimid Somaliland

0
Hargeysa(Hargeisa Press): Wasaaradda Arrimaha dibadda Ingiriiska ayaa ka hadashay booqashadii uu shalay Hargaysa ku yimid xoghayahoodda Gaashaan-dhiga UK, Gavin Williamson. Sida lagu baahiyey warbixin lagu...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Dufcadii 6aad Oo Ka Kooban 416 Arday Oo Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dufcadii Lixaad ayaa maanta ka qalinjabiyey jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo tiradoodu dhamayd 416 arday. Munaasibad si Heersare ah loo...

Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Warar Isku Xidhiidhiyey NISA iyo Al-shabaab

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Warar ay baahiyeen Warbaahinta Dalka Kenya, kuwaasi oo sheegayey in xidhiidh dhex maray Laanta...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Koobab Guddoonsiiyay Kooxaha ku Guulaystay Tartankii Ramadaanta.+ SAWIRRO

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda somaliland,Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha madaxwayanaha Somaliland ayaa shalay galabta ka qayb galay munaasibad lagu...

Somaliland oo Digniin U Dirtay Beesha Caalamka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa digniin ka dhan ah madax-banaanideeda u dirtay Beesha Caalamka, midaasi oo ay uga digeysay in gobolka laga sameeyo...

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga Ay Bilaabayso Talaal Lagu Cidhib Tirayo Cudurka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday wakhtiga ay bilaabayso talaal lagu cidhib tirayo cudurka Dabaysha iyo waliba gooryaanka ku dhashay caloosha. https://youtu.be/r36FwnUFX8k  

Somaliland: Saddexda xisbi oo taageeray mudada gaaban ee loo kordhiyey golaha Wakiilada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa soo dhoweeyey mudada loo kordhiyey golaha Wakiiladda oo ah muddo gaaban. Inkastoo xisbiga WADANI taageersan yahay mudada...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme hal Dabaqa ah oo Loo Bineeyay ...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta xadhiga ka jaray Daar cusub oo loo dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta. Munaasibada xadhig ka...

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Shirkadda Diyaaradaha Ee BACHA...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirka   wasaaradda  ganacsiga   iyo  maalgashiga Somaliland Dr. Muuse Qaasim, ayaa  maanta  xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay magaaladda  Hargeysa ka...