Taleex: Isu-duwaha Caafimaadka Sool Oo Daawooyin Gaadhsiiyay

0
Taleex (Hargeisa Press.com): Isu-duwaha wasaaradda caafimaadka ee Somaliland ee gobolka Sool Maxamuud Xaaji Khaliif, ayaa ayaa maanta gaadhsiiyay deegaamo ka tirsan gobolka Xaysimo daawooyin...

Xiisadda Libya oo U Muuqata Inay Faraha Ka Baxeyso 

0
TRIPOLI (Hargeisa Press) — Xiisadda Libya ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxaysa, waxaana laga cabsi qabaa inay ku dagaalamaan quwado shisheeye oo kala...

Wefti Ka Socda Itoobiya oo Soo Gaadhay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wafti balaadhan oo ka socda dalka Itoobiya ayaa goordhawayd soo gaadhay magaalada Hargeysa. Weftigan oo wasiiro ahaa ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda...

Guddida Qorshaynta Dhulka oo Go’aamo Soo Saaray

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddidii wasiirrada ahaa ee uu madaxweynuhu u magacaabay qorshaynta iyo nashqadaeynta magaalooyiinka dalka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa falanqayn ka...

Dukaamo Ku Yaalla Ceptown oo La Boobay

0
Ceptown (Hargeisa Press) - Wararka laga helayo xaafadda Delf ee magaalada Ceptown ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxay sheegayaan in deegaankaasi uu ka bilowday...

Jabuuti oo Ka Hadashay Dib U Bilaabista Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay inay ku hawlan tahay diyaarinta saaxadii lagu geli lahaa wadaxaajoodyo lagu guulaysto oo ay yeeshaan Somaliland iyo...

Madaxweyne Biixi: Cidna Ka Yeeli Mayno Wax Qaranimadayada Wax U Dhimaya, Cidina Naguma Matasho...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Ciidamo isku dhaf ah oo dawladdo isu-tagay ay ku doonayaan in...

Taliye Dabagale: Dufcadan 32-aad Waa Dufcad Si Siman Looga Soo Qaatay Gobolada Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), oo hadal ka jeediyay munaasibad tababar loogu soo xidhayay ciidamo ka qalin...

Madaxweynaha Somaliland oo Tababar U Soo Xidhay Dufcaddii 32-aad Ee Ka Qalin-jebisa Dugsiga Tababarka...

0
Mandheera (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tababar usoo xidhay dufcaddii 32-aad ee katirsan ciidamada kala duwan dalka oo ka qalin-jebisa...

Golaha Guurtida oo Ansixiyay Ajandaha Kal-fadhigooda 72Aad

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyey ajnadaha kalfadhigooda 72-aad ee golahaasi. Fadhigan oo uu shirgudoominayey guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayey...