Shir Gudoonka Golaha Wakiillada JSL Oo Warbixin Siiyey Xildhibaannada Golahaas.

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Mudanayaasha golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shir gudoonka golahaas ka dhageysatay warbixin ku saabsan ee kalfadhigoodii hore ee 42-aad. https://youtu.be/hAVHx9vfuAM Waxana mudanayaasha warbixintaas ka horjeediyey...

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in xukuumadda lagala laabtay kalsoonida

0
Muqdisho– Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ay ku fashilantay...

Sool: Shir Lagu Dhex Dhexaadinayo Laba Beelood Oo Ka Furmaya Saaxdheer

0
Saaxdheer (Hargeisa Press):Diyaar garawga shir nabadeed oo lagu dhexdhexaadinayo laba beelood oo hore shaqaaqo u dhexmartay ayaa ka socota deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool. Beelahan...

Hargaysa: Hay’ada Duulista Oo Ka Jawaabtay Eedo Loo Jeediyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Agaasimaha hay’ada Duulista iyo Madaarada Somaliland Maxamed Axmed Xasan (Jabarti), ayaa ka jawaabay  warar sheegayay in shaqadda laga fadhiisiyay shaqaale ka...

“40% Somaliland Malaha Adeegyada Waxbarashada Aasaasiga ah”

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye, ayaa sheegay in dalku aanu lahayn adeegga waxbarashada ee Aas-aasiga ah wax u dhigma boqolkiiba...

Saldhiga Milateri Ee UAE Ka Dhisanayo Berbera Oo Gebogebo Maraya

0
Berbera (Hargeisa Press): Shirkadda gacanta ku haysa dhismaha Saldhiga Milateri ee Magaalada Berbera ayaa beenisay in uu hakad ku yimi howshii dhismaha Saldhigaasi iyo...

Xukuumadda Somaliland Oo Joojisay Qaashadda Shaqaale Ku-Meel Gaadh ah

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in gebi ahaanba loo joojiyay in wasaarradaha iyo hay’adaha dawladu ay qaataan wax  shaqaale  ku meel gaadh...

Gudoomiye Ku xigeenka Jaaliyadda Somaliland ee Netherlands Oo waxaba kama jiraan ku til-mamay Qoraalo...

0
Amsterdam (Hargeisa Press)— Gudoomiye Ku xigeenka jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands Ahmed caydiid Ayaa waxaba kama jiraan ku til-mamay Qoraalo lasoodhigay Odaywayne News iyo...

Wefti Isugu Jira Masuuliyiin iyo Madax Dhaqameed Oo Gaadhay Saaxdheer

0
Saaxdheer (Hargeisa Press): Wefti isugu jira salaadiin, muqaal, isimo iyo siyaasiyiin ayaa gaadhay deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool. Weftigan oo isla maanta ka kicitimay magaaladda...

Somaliland: Wasaardda Diinta Oo Tababar U Furtay Maamuleyaasha Medarasadaha Hargaysa

0
Hargeysa(HP): Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Aadan Cabdillaahi Cabdalla, ayaa 150 Maamulayaasha Maddarasadaha Qur’aanka ee magaalada Hargeysa Tababar u furtay. Tabobbar...