Hargaysa: Dhalinyarro Hal-abuur Ganacsi Curiyay Oo La Abaal-mariyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Koox dhalinyarro ah oo hal-abuurro ganacsi oo cusub curiyay ayaa abaalmarino la guddoonsiiyay. Dhalinyaradaas oo ka shaqaysta suuqyadda caasimadda Hargaysa ayaa xisbiga...

Haweenka Ceerigaabo Oo Canbaareeyay Laalista Kootadda Dumarka

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press): "Waxaanu isugu nimid in aan shucuurtayadda ku muujin tacadigii ay nagu sameeyeen golaha Wakiiladda Somaliland ee fadhiidka ah". Sidaasi waxaa tidhi Hodan...

Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Kulan Hawleed Ka Furtay Hargaysa

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta kulan u qabatay masuuliyiin ka kala socday wasaarradaha dawladda iyo haayadaha...

Saylici “Nin weyn buu Warraabe cunaa”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Saylici, ayaa shaaciyay inuu ka tanaasulay u tartamida murashaxnimadda guddoomiye xigeenka afraad ee xisbiga Kulmiye. Waxaanu sheegay...

Saylici Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebiyay Jaamacadda Gollis+Sawirro

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay ardaydii ugu tirrada badnaa ee ka qalin jebiyay jaamacadda Gollis faraceedda magaaladda Hargaysa. ...

“Wejiyadoodaan eegayoo badh na is-xanbaar bay ahaayeen badh na waa looga”…

0
Burco (Hargeisa Press): Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay muranka ka taagan saamiga qaybsiga goboladda ee Kurraasta...

Farriin Ku Socota Ergooyinka Ka Qayb Gelaya Shirweynaha Kulmiye

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Giddiga qaban qaabadda shirweynaha afraad ee xisbiga Kulmiye ayaa fariin kama danbays ah u diray ergooyinka shirka ka qayb geli doona. Waxaanay...

Berbera: Dhalinyaradda Shaqo Qaran Oo Tababar Loo Furay

0
Berbera (Hargeisa Press): Maayarka Berbera C/shakuur Cidin, ayaa maanta tababar u furay dhalinyaro loo carbinayo layli macalinnimo. Tababarkan waxaa ka qayb qaadanaya 50 xubnood oo...

Wefti Ka Socda Itoobiya Oo Booqday Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press): Wefti ka socda dawladda federaalka iyo ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta booqday dekadda Berbera. Weftigan oo maalmahanba ku sugnaa caasimadda Somaliland ee...

Amiirkii Kuwait oo Saaxiib Dhow La Ahaa Somaliland oo Geeriyooday

0
Kuwait (Hargeisa Press) – Amiirkii muddada dheer xukumayey dalka Kuwait Sheikh Sabah Al Ahmad Al Sabah, ayaa maanta geeriyooday isaga oo 91 jir ah,...