Wasaarada Waxbarashada oo Shaacisey Inay Ku Daba Jirto Dugsiyo Waxku Dhigay Manhaj Ka Hor...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa ka hadlay hadalo maalmihii ugu dambeeyey laysla dhex qaadaayey oo...

Ugaaska Beelaha Samaroon oo Caawa U Hoyday Magaalada Awbare Ee Deegaanka Soomaalida

0
Awbare (Hargeisa Press)- Ugaaska guud ee beelweynta Samaroon Ugaas Abdirashiid Ugaas Rooble ayaa isaga iyo wefti uu horkaco u hoydeen magaalada Awbare ee Deegaanka...

Maxkamadda Distooriga oo Qaraar Kama Dambays Ah Ka Soo Saartay Dalab Uu Madaxweyne Biixi...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa qaraar ka soo saartay qoraal uu madaxweyne Muuse Biixi u gudbiyey oo kaga dalbanayay inay go'aan...

Telesom oo Qalab dhisme ugu deeqday dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii dabaylaha watay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) - Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa qalab dhisme ah ugu deeqday maanta dadka ku nool deegaanka Dacar-budhuq ee hoos timaada degmadda...

Xukuumadda oo Hirgelisay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland ayaa hirgalisey Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta. Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil,...

Kulan La Doonayay In La Isugu Soo Hor Fadhiisiyo Madaxweyne Biixi iyo Maxamuud Xaashi...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Kulan La Filayay in ay Habeennimadii Xalay ahayd la doonayay in la isku soo hor fadhiisiyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,...

Af-hayeenka Xisbiga Waddani oo Looga Yeedhay Xarunta Dembi-baadhista Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Af-hayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa maanta looga yeedhay xarunta dembi baadhista Hargeisa ee C.I.D-da. Barkhad Jaamac...

War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Puntland iyo Jubbaland & Deni iyo Axmed Madoobe oo...

0
Garoowe (Hargeisa Press) – War-saxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garoowe uga socday maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul...

Hal Ruux oo Ku Dhaawacmay Mudaharaad Ka Dhacay Boorama iyo Xiisad Cakiran oo Magaalada...

0
Boorama (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay mudaharaad xoogan oo...

Dowladda Shiinaha oo Weli Sii Wadda Dagaalka Ka Dhanka Ah Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladda Shiinaha ayaa weli sii wadda dagaalka ka dhanka ah xidhiidha iskaashi ee dhex maray Dawladaha Somaliland iyo Taiwan. Shiinaha oo...