Xukuumadda oo Hirgelisay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta

0
1549

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland ayaa hirgalisey Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa saxeexay xeer nidaamiyahan cusub maanta.

Waraaqdan ka soo baxday xafiiska wasiirka isgaadhsiinta oo soo gaadhay Hargeisapress ayaa u dhignayd sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here