Hal Ruux oo Ku Dhaawacmay Mudaharaad Ka Dhacay Boorama iyo Xiisad Cakiran oo Magaalada...

0
Boorama (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay mudaharaad xoogan oo...

Dowladda Shiinaha oo Weli Sii Wadda Dagaalka Ka Dhanka Ah Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladda Shiinaha ayaa weli sii wadda dagaalka ka dhanka ah xidhiidha iskaashi ee dhex maray Dawladaha Somaliland iyo Taiwan. Shiinaha oo...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo Kulan La Qaatay Safiir Ku Xigeenka Taiwan U Fadhiya Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa kulan la qaatey Safiir ku xigeenka wadanka Taiwan u fadhiya Somaliland Mr. Nabil...

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Sahal Maxamed Jaamac oo muddo 6 bilood ah u joogay goboladda Bariga...

Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland oo Ka Digay Dhaqan Gelinta Xeerka Kufsiga Ee Golaha...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ururada bulshada Rayidka ee Somaliland ayaa si weyn uga soo horjeestay xeerka Kufsiga ee golaha Wakiiladu shalay ansixiyay. Ururada bulshada Rayidka oo...

Xildhibaan Buubaa: Xisbiyada Ucid iyo Waddani Waxaad Moodaa In Ay Wasiiro U Yihiin Madaxweyne...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa eedaymo culus u jeediyay xisbiyada mucaaridka ee Ucid...

Farmaajo oo Saxeexay Sharci Uu Muran Badan Ka Taagnaa

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii saxeexay waxka badalka sharciga Saxaafadda Soomaaliya oo mudda badan u xayirnaa saxeexiisa kadib markii...

Somaliland oo Shaacisay Xiliga Ay Furayso Xafiiskeeda Taiwan

0
Taipei (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay shaacisay xilliga ay furanayso Xafiiskeedii dalka Taiwan. Wakiilka Somaliland ee Taiwan, Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud oo u...

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Aqoonyahanad Ku Xeel Dheer Arrimaha Ataarta Qadiimiga Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qaabilay Aas-aasaha, ahna agaasimaha fulinta ee ururka Horn Heritage Organization, Dr. Sada...

Salaadiinta iyo Waxgaradka Beesha Habar Awal oo Weji Gabax Weyn Kala Kulmay Dhigooda Habar...

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Salaadiinta iyo Waxgaradka beesha Habar Awal ee ku sugnaa magaalada Ceerigaabo ayaa waji gabax weyn kala kulmay dhigooda beesha Habar Jeclo. Salaadiinta...