Af-hayeenka Xisbiga Waddani oo Looga Yeedhay Xarunta Dembi-baadhista Hargeysa

0
1732

Hargeisa (Hargeisa Press) – Af-hayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa maanta looga yeedhay xarunta dembi baadhista Hargeisa ee C.I.D-da.

Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxaa ciidamada dembi baadhistu waydiiyeen su’aalo la xidhiidha hadalada mucaaridnimada ee xukuumada ka dhanka ah ee uu warbaahinta mariyo.

Afhayeenka xisbiga Waddani oo markii uu ka soo baxay xarunta dembi baadhista la hadley warbaahinta ayaa sheegay in aanu kala kulmin xarunta dembi baadhista keliya la wey diiday dhaliilaha uu u jeediyo xukuumad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here