Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Laashay Waxka Bedel iyo Kaabis Lagu Sameeyey Xeerka Nidaamka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa laashay Kaabis iyo wax ka beddel lagu sameeyey Xeerka nidaamka garsoorka dalka, kaasoo ay cabasho ka...

Xisbiga Waddani oo Maayirka Hargeysa Ku Eedeeyay In Uu Samaystay Shirkad Uu Dadka Canshuur...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xoghayaha arrimaha Gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maayirka Hargeysa iyo muwaadiniin qurbo joog ah ku eedeeyay inay Somaliland...

Golaha Ammaanka oo Wakhtiga U Kordhiyay Xafiiska Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) - Golaha Ammaanku wuxuu meel mariyey qaraar lagu cusbooneysiinayo howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), illaa iyo 31ka Augost, 2021. Qaraar...

Turkiga oo Layli Militari Qabanaya Xilli Ay Xiisad Kala Dhaxeyso Greece

0
Istanbul (Hargeisa Press) — Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in labada toddobaad ee soo socda ay howgal milatari ku qaban doonto dhanka waqooyi galbeed ee Qubrus,...

Xeerka Doorashada oo La Horkeenay Golaha Wakiilada

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Mudanayaasha golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta loo qaybiyey xeerka guud ee doorashooyinka qaranka iyo diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha ee xeer Lambar 90/2020. Iyada oo uu...

Xildhibaan Reer AWDAL Ah oo Sheegay Inaanay Ku Qanacsanayn Go’aanka Maxkamadda Sare Ka Soo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Cabdiqaadjir Jibriil Tukaale oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somalilad ee soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa sheegay in...

Maamulka Gobolka Awdal oo Ka Hadlay Dhacdadii Ugaas Rooble

0
Boorama (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Awdal iyo maayarka magaaladda Boorama ayaa ka hadlay shaqaaqo Khamiistii  shalay  ka dhacday deegaanka Goroyo-cawl  oo ku yaala xuduudka...

Barnaamij Diiniya Oo Dhalinyaradda Lagu Dhiirgelinayo Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
Hargaysa (HP): Barnaamij Diini ah oo dhalinyaradda lagu dhiirigelinayo ayaa xalay lagu qabtay masaajidka Al-Furqaan ee magaaladda Hargaysa gaar ahaana xaafadda Xero-awr ee degmadda...

Magaaladda Hargeysa oo Lagu Soo Bandhigay Buugga Yoolasha Horumarka Waara

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxa magaaladda Hargeysa lagu soo bandhigay habeenkii xalay ahaa buug lagu magacaabo Yoolalka Waara oo ay hore u diyaarisay Qaramada Midoobay,...

Shir Lagu Gorfaynayay Nabadgeliyadda iyo La Dagaalanka Mukhaadaraadka Oo Ceel-Afweyn Lagu Qabtay

0
Ceel-Afweyn (Hargeisa Press): Shir lagaga arrinsanayay  adkaynta nabadgeliyadda, la dagaalanka Mukhaadarraadka iyo wax ka qabashadda xaalufinta deegaanka ayaa Khamiistii lagu qabtay degmadda Ceel-Afweyn ee...